Posts

A Journey of Growth: My Time at Somali Public Agenda (SPA)

Image
  This reflection blog marks the conclusion of my professional journey at SPA, spanning four years and seven months of growth, learning, and responsibility. During this time, I progressed through various roles, developed practical and technical skills, and contributed to procurement, logistics, and organizational operations across multiple projects and events. This reflection is not only a summary of my professional development but also an expression of gratitude for the experiences, leadership, teamwork, and supportive environment that shaped me both personally and professionally. Although I wrote a reflection on my third anniversary , this feels like my final farewell blog—marking the culmination of a long and rewarding journey at SPA. My time here was defined by continuous learning, growth, and increasing responsibility. During this period, I completed six professional courses and developed more than six key skills, including camera shooting, which I practiced consistently o...

Dhalasho iyo Dhambaal Farxadeed

Image
Hambalyo wiilkeyga Maxamed-Haaddi. Hooyo, waxaad dhalatay maanta oo kale oo ay taariikhdu ahayd 20-ka Abriil 2020, abbaare 5:15 galabnimo. Maanta waad shan sanad jirsatay, shantaas sano adiga waxay kuu ahayd iftiin, farxad iyo dhaldhalaal aad ku soo dhex koraysay, balse aniga waxay ii ahayd shan sano oo garaad, waaya-aragnimo iyo farxad isbiirsaday ah.  Waa shan sano oo iiga duwan intii aan soo noolaa adiga ka hor, waayo waxaad ii noqotay wehel oo markaan murugoodo aan farxad ka raadsado. Waxaad ii noqotay deyr aan weheshado markaan cidloodo. Waxaad ii noqotay dhiirrigaliye markaan niyad jabo i dhiirriya. Hooyo, waxaad tahay ildoogsi aan ku illaabo dhibaato kasta oo i soo marta. Shantaas sano ee aad indhahayga hortooda ku koraysay waxaad dhistay maskaxdayda, garaadkeyga, farxaddayda, hankeyga iyo kalsoonidayda oo ah inaan hooyo noqon karo.  Hooyo, maalintii aad dhalaneysay fooshaadu waxay ii ahayd mid aad u xanuun badan taariikh weyna ii leh. Muddo maalin iyo bar ah ayaan dare...

Isbadallada Nolosha 2024

Image
Sanadkaan dhammaaday ee 2024 wuxuu ii ahaa sanad aan bartay casharro badan, booqdayna meelo badan, garaad weynna ii kordhay. Waxaan dareemayaa sida inaan 10 sano ka soo gudbay oo kale. Sidoo kale waxaan galay safarro dalxiis iyo mid cibaado intaba, kuwaas oo aan marnaba xusuusteyda ka go’eyn. Qibradaha aan ka kororsaday safarradeyda ayaa ah kuwo ii noqon doono xasuuso farxadeed iyo mid taariikheed intaba. Marka la eego sanadkii galbaday ee 2024, waxa ugu muhiimsanaa in aan waayo-aragnimo badan ka helay dadkii aan bartay iyo kuwii aan hore u garanayey intaba. Waxay i bareen casharro nololeed oo aan qaarna ku cibro qaatay qaarna aan ku ogaaday wanaagga Aadmiga. Safarradii aan galay 2024 waxay gaarayeen ilaa 3 safar. 3-da safarba waxay igu reebeen raad aan marnaba ka tirmeynin qalbigeyga. Goobihii aan tagay waxaa ka mid ahaa Sacuudiga, Masar, iyo safar aan ku gaaray magaalada Garowe. Waxaan jecleystay inaan halkan ku soo gudbiyo safarradaas iyo waxyaabihii aan kala kulmay, oo laga yaabo i...

A Journey Through Egypt

Image
On 28th August 2024, I travelled to Egypt, which is known as “Umm dunya” or “Mother of the world” or The Land of Pharaohs. It is an ancient nation with a civilization over 5000 years. It is home to iconic landmarks like the Great Pyramids of Giza, the Sphinx, and the Nile River. Cairo, the capital city of Egypt, merges ancient history with modern life and houses the famous Egyptian Museum. The Red Sea and Mediterranean coasts are also top tourist attractions, known for their stunning beaches and diving spots. My tour started straight to Alexandria, which was full of history & unforgettable moments. I began my tour at the most famous & oldest library in Egypt ‘The Bibliotheca Alexandrina’.  The Bibliotheca Alexandrina, a modern tribute to the ancient Library of Alexandria, is located in Egypt and covers 85,000 square meters. It was established in the 3rd century BC and was renovated in 2002. The library's design features 11 floors, most underground, with a vast main reading ...

SAFARKII XUSUUSTA

Image
  Wuxuu ahaa safar aad u xiiso badnaa oo aan la qiyaasi karin xasuusaha uu wato. Arbaco ay taariikhdu ku began tahay Agoosto 28, 2024 waxay ii aheyd maalin aan galay safar qaatay 12 saacadood. Goor casar ah ayaan ka tagnay aniga iyo wiilkeyga Maxamed Haaddi garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, annaga oo ku sii jeednay safar dibadda ah. Waa markii ugu horreysay oo uu safrayo wiilkeyga yar. Sida caadada ahba carruurta weydiimahooda ayaa badan markey la kulmaan waxyaabo aysan hore u arag. Waalidkuna kama daalo in ay dhageystaan waxna u sheegaan carruurtooda. Waxaan mid mid u tusayay waxyaabo badan oo aan uga sheekeyn jirey sida diyaaradaha iyo garoomada ay ku soo degaan. Mar walba wixii ku cusub ayuu su’aal iga weydiiyaa anna kama daalo inaan uga jawaabo. Waxa intaas dheer inaan uga sheekeynayey qisooyin ku saabsan safarka si uusan u dareemin caajis iyo hurdo inta safarka lagu jiro. Markii ay diyaaraddu hawada gashay ayuu billaabay inuu daawado caadka, cirka buluugga ah marna daruurta le...

Reflection on my three years at SPA

Image
  On July 1, 2021, I began an incredible journey with the Somali Public Agenda (SPA), marking the start of a career that has been both challenging and deeply rewarding. Joining SPA was a fantastic moment for me, as I became the first person to hold the positions of cashier and logistics officer. With a background in procurement and supply chain management, I felt this role was a perfect fit for me, despite my initial feelings of uncertainty. From the get-go, SPA provided me with many opportunities to grow and learn. During my first month, I participated in on-the-job training and a month-long blog writing training program. These experiences laid a strong foundation for my role and writing ability. Over the past three years, I benefited from training and earned five training certificates, each contributing to my professional development. One month into my role, I began actively participating in organizing and monitoring a Training of Trainers (TOT) project. This involved note-taking...