Fariin ku socoto gabdhaha raaca Bajajta Subaxdii inta aanan aadin shaqadeyda,waxa aan sameyn jiray xoogaa jimicsi socod ah. Saakay ayaan ka habsaamay jimicsigii. Marki aan aaday shaqada ayaan go’aansaday in aan xoogaa sii lugeeyo kahor inta aan raacin bajaj. Aniga oo socda laamiga wadnaha ayaa waxa ay isheyda qabatay arrin aan ka naxay! Waxa ay aheyd mid kamid ah bajajyada socda laamiga oo ay saarneyd gabar wadato xijaab dheer. Xijaabkeeda wuxuu usoo baxay bannanka asigoo bidbidayo. Gabadhaas waxay kujirtay halis sabab u noqon karta iney dhibaato soo gaarto. Xijaabkeeda wuxuu u dhawaa taayarka bajajka (lugta dambe ee bajajta). Anigu ma aanan heysan fursad aan ugu sheego in ay ceshato xijaabkeeda. Arintaas oo igu dhalisay diyaarinta qoraalkan. Si guud ahaaneed bajajta waxaa ka dhalan kara dhibaatooyin dhowr ah oo ay kamid yihiin: · Amaanka · Caaf...
Posts
Showing posts from December, 2021